Shiikh Shariif oo danjiraha Maraykanka u gudbiyey go’aan ku saabsan doorashada Somalia

Madaxweynihii hore ee Somalia ahna Guddoomiyaha Madasha xisbiyada Qaran Shariif Shiikh Axmed ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay danjiraha Maraykanka u fadhiya Somalia Donald Yamamoto. “Waxaan xarunta safaaradda Maraykanka ee Muqdisho kula kulannay Danjire Donald Yamamoto oo aan ka wada hadalnay xaaladda guud ee dalka iyo aragtida madasha xisbiyada qaran ee geediga 2020/2021” ayuu yiri … Continue reading Shiikh Shariif oo danjiraha Maraykanka u gudbiyey go’aan ku saabsan doorashada Somalia